Burco(Xogsoormedia.com):- Beelaha Galbeedka iyo Bariga magaalada Burco ayaa ka hadlay shirar ay ku qabsadeen magaalooyinka London ee Ingiriiska iyo Burco ee Somaliland.
Madaxdhaqameed iyo waxgarad iyo aqoonyahano labada beelood u metelayay shirarka ay qabsadeen ayaa ka hadlay qodobada laga soo saaray gunaanadka shirka Burco,waxaanay tilmaameen in shirarkodu ay yihiin shirar dhaqan isla markaana aanay wax lug ah ku lahayn siyaasad iyo arrimo xisbi midnaba laakiin ay yihiin shirar dhaqan oo labada beelood kaga wada hadlayaan arrimaha dhaqan ee ay wadaagaan.
Haddaba halkan ka daawo.