Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo Xukuumadda Somaliland ku Eedeeyay In Ay Waddo Qorshe Ay Dib Ugu Dhigayso Mar Kale Doorashada Madaxtooyada

0
335

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland isla markaana ka tirsan mudaneyaasha ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbegeeda KULMIYE ku eedeeyay in ay markale waddo qorshe ay mar kale dib ugu dhigayso doorashada Madaxtooyada Somaliland.

Haddaba halkan ka daawo Xildhibaan Siciid Climi Rooble oo arrimahaa ka hadlaya.