Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Maalintii labaad ayay guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland ay si toos ah uga socotaa gurmadka qaadhaan uruurinta ee la doonayo in lagu taakuleeyo dadka ay abaaruhu ku habsadeen ee reer Somaliland.
Gurmadka qaadhaan uruurinta ayaa loo asteeyay in xuska 26 guurada madaxbannaanida qaran ee Somaliland in lagu xuso oo lagaga qayn qaato sidii loogu uruurin lahaa gurmad lacageed dadka abaaruhu ku habsadeen ee xoolihii ay kaga bexeen abaartii dalka saamaysay.
Haddaba halkan ka daawo gurmadka qaadhaan uruurinta oo Hargesya ka socda iyo gobolada dalkaba