Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Kulan sadex geesood ah ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku dhex maray Xubno ka tirsan golaha Wasiiradda,Gudiga Gurmadka Abaaraha iyo qaar ka mid ah ururada bulshada rayidka ah.
Kulankan,ayaa lagaga arrinsanayay sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaaruhu tabaaleeyeen ee reer Somaliland ee xooluhu ka bexeen.
Haddaba halkan ka daawo.