Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Prof: Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon),ayaa ka war bixiyay socdaal shaqo oo uu kaga soo noqday dalka Ingiriiska iyo kulamo uu la yeeshay jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska.
Waxaanu ku bogaadiyay Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Boqortooyada Ingiriiska isku duubnida iyo siday ay ugu midaysan yihiin qarannimada Somaliland.
Haddaba halkan ka daawo Wasiirka oo arrimahaa ka hadlaya.