Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiiroo ka tirsan Xukumadda Somaliland,ayaa maanta dalka kusoo dhaweeyay dhakhaatiir ka socda Dalka Imaaraadka Carabta oo socdaal tabarucaad caafimaad ah u yimi dalka Somaliland.
Dhakhaatiirta ka socota dalka Imaaraadka Carabta ayaa dalka joogi doona mddo 6 cisho ah waxaanay ku shaqayn garoonka kubadda cagta ee Hargeysa STADEUM.
Haddaba halkan ka daawo.