Boorama(Xogsoormedia.com):- Murashaxa jagada Madaxweynaha Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE ahna Muuse Biixi Cabdi ayaa hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Musharaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayuu u jeediyay eedo uu sheegay in ay kala galeen midna intii uu wasiirka ahaa midna uu galay inta uu hayo guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland oo uu wali hayo.
Waxaa kale oo uu ka hadlay halka ay ka taagan yihiin KULMIYE ahaan dib u dhac dambe oo doorasahda ku yimaadda.
Haddaba halkan ka daawo .
Xogsoormedia.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland