Berbera(Xogsoormedia.com):- iyadoo ay guud ahaan Deegaanada Somaliland iyo Soomaaliyaba ay ka jirto abaar aad u baahsan oo taabatay nolosha dad iyo duunyo,ayaa waxaa laga soo dayrinayaa deegaanada Xeebaha gobolka Saaxil ee Somaliland oo dadkii ku noolaa ay xoolihii ka bexeen isal markaana ay u raaceen xannuuno dadka ku dhacay oo ah cudurada deg degga u fida ee la is qaadsiiyo.
Haddada balkan ka daawo warbixin deegaanada gobolka Saaxil laga soo diyaariyay iyo duruufaha nololeed ee dadka xeebaha gobolka Saaxil ay ku noolhiyhiin xilligan
Xogsoormedia.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Ofice