Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xukuumadda Somaliland,ayaa go,aamo ka soo saartay colaad muddo ku dhex maraysay deegaano ka tirsan gobolka Sool laba beelood oo walaalo ah oo isku deegaan ah,colaadaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 79 qof isla markaana ay ku dhaawacmeeb ku dhawaan 160 ruux..
Waxaa kale oo ay Xukuumadda Somaliland sheegtay in ay qaramaynayso ciidan beeleedyada deegaankaas ee wata gaadiidka dagaalka ee loo yaqaan Tiknikada
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta waraysi siiyay laanta Afka Somaliga ee idaacadda BBC-da waxaa kale oo uu sheegay in ay xukuumadda ka go,an tahay in ay nabada labada beelood in ay dawladdu hir galinayso oo aanay dib uga wada arrinsan karin labada beelood.
haddaba halkan ka dhegayso.
Xogsoormedia.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Ofice