Borama(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan,ayaa gurmad dawooyin iyo qalab kale isugu jira maanta gaadhsiisay Cisbitaalka guud ee magaalada Borama oo ay hadda jiifaan dad uu soo ritay cudurka Shuban biyoodka oo maalmihii u dambeeyay ay la tacaalayeen shaqaalaha caafimaadka gobolku dadka uu soo ritay shuban biyoodku.
Haddaba halkan ka daawo taakulaynta dawoyinka iyo qalabka kale isugu jirta ee maanta ay Wasiir Samsam gaadhiisay Cisbitaalka Guud ee Borama.
Xogsoormedia.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Ofice