Madaxweynaha Jabuuti oo ka Hadlay Kooxda La Baxday Assaadicuuna Bil-Xaq

0
341

Jabuuti(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle,ayaa ka hadlay kooxda la baxday Assaadicuuna Bil-Xaq oo  sheegatay in ay yihiin Urur Diimeed isla markaana bilagii Bishan lagaga dhawaaqay dalka Masar isla markaana meelo badan oo kale laga taageeray oo ay ka mid tahay magaalada Muqdisho ee Xarunta Soomaaliya isla markaana rag Somaliland ka taageerayna lagu xidhay Hargeysa.

Waxaa kale oo sheegtay in ay tallaabo ka qaadayso maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in aanay dalkiisa ka jirin isla markaana uu u arko koox ka tafiirantay Tagfiir sida uu sheegay

Waxaanu intaa ku daray in loo baahan yahay in ay warbaahintu baadhitaano ku samayso kooxdan iyo waxyaabah ay sheeganayaan.

Haddaba halkan ka daawo.