Nairobi(Xogsoormedia.com):- Sheekh Maxamed Cabid Umal,ayaa si qoto dheer oo aqoon xambaarsan uga hadlay halista kooxda la baxday Assaadicuuna Bil-Xaq oo sheegtay in ay yihiin koox diimeed u taagan diinta Islaamka.
Sheekh Umal,ayaa ka hadlay khatarta kooxdan iyo waxyaabaha ay aaminsan yihiin iyo fikirkoodu in uu yahay mid qaldan waxaanu ummadda u bayaamiyay in waxa ay sheeganayaan aanay sax ahayn balse ay tahay fikrad qaldan oo loo baahan yahay in laga fogaado.
Haddaba halkan ka daawo muxaadaradii labaad ee uu Sheekhu kaga hadlay kooxda Assaadicuuna Bil-Xaq annagoo tii koobaadna hore idiinku soo gudbinay.