Daawo: Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo si Qoto Dheer Uga Hadlay Fikirka Kooxda La Baxday Assadicuuna Bilxaq

0
340

Nairobi(Xogsoormedia.com):- Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Cumilamda waawayn ee Soomaalida,ayaa si  qoto dheer uga hadlay fikirka ay xambaarsan yihiin kooxda la baxday Assadicuuna Bilxaq oo sheegtay in ay yihiin urur diimeed.

Kooxda la baxday Assadicuuna Bilxaq oo 02,04,2017-ka. lagaga dhawaaqay dalka Masar isla markaana meelo badan oo kale oo ka mid ah caalamka Islaamkana lagaga dhawaaqay lagana taageeray sida Libiya,Soomaaliya iyo meelo kale oo badan.

Sheekh Umal ayaa tilmaamay in kooxdani ay tahay koox wadata fikir qaldan oo aan diin shaqo ku lahayn isla markaana loo baahan yahay in laga wacyi galiyo umadda Musliniinta ah.

Haddaba halkan ka daawo.

 

 

 

Xogsoormedia.com

Hageisa Somaliland