Cabdiraxmaan Cirro iyo Weftiga uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Norway

0
381

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wefti balaadhan oo ka tirsan Xisbiga WADDANI oo uu hoggaamiyo muddona socdaal ku marayay dalal ka tirsan qaarada Yurub,ayaa  gaadhay Dalka Norwey oo lagu soo dhaweeyay .

Haddaba halkan ka daawo