Guddiga Diiwaangalinta Ururada iyo Ansixita Asxaabta Qaranka oo Guda Galay Dhegaysiga Dacwad Xisbiga UCID Usoo Gudbiyey

0
358

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Gudiga Diiwaan Galinta Ururada iyo ansixinta Asxaabta qaranka,ayaa maanta guda galay dhegaysiga dacwad ka dhan ah lix xildhibaan oo ka tirsan goleyaasah Deegaanka degmooyinka dalka qaarkood  oo ay ku jiraan maayerada magaalooyinka Berbera iyo Gabilay.

bilawga dhegaysiga dacwadad ka dib waxaa  warbaahinta la hadlay xubno ka mid ah xildhibaanada la soo dacweeyay oo sheegay in aanay wax shariya ahayn dacwada lagu soo oogay taas bedelkeedana ay ka gudbinayaan dacwad ka dhan ah guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

Haddaba halkan ka daawo.