Ergayga Gaarka Ah Ee Xoghayaha Qaramada Midoobey U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya oo waraysi Hargeysa Lagula Yeeshay Kaga Hadlay Arrimo Badan

0
413

Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Michael Keating, oo socdaal ku yimi Somaliland,ayaa waraysi lagula yeeshay magaalada Hargeysa kaga hadlay qodobo badan oo saasaasi ah

Waxaanu ka hadlay qaramada midoobay qaabka ay uga hawl gashay xaaladda deg degga ah iyo abaarta ka jirta Somaliland.

Haddaba halkan ka daawo.