Hargeysa(Xogsoormedia.com):-masuul sare oo ka tirsan xisbiga Muaaridka ah ee WADDANI oo xalay ciidanka boolisku gurigiisa ugu dheceen,ayaa ka hadlay qaab anshaxa ka baxsan oo ciidanka boolisku ula dhaqmeen iyo argagax ku dhacay guud ahaan qoyskiisa oo xalay ay ciidanka boolisku markii ay guriga ugu daateen argagax galiyeen.
Haddaba dalkan ka daawo.