Weftiga uu Hoggaaminayo Murashaxa Xisbiga WADDANI Cirro oo Kulan La Yeeshay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Biljamka

0
442

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna murashaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa shalay kulan la yeeshay madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Biljamka oo weftigu uu ku sugnaa maalmihii ugu dambeeyay.

Weftiga Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland uu hoggaamiyano iyo madaxda wasaaradda arrimaha dibada ee dalka Biljamka ayaa ka wada hadlay xidhiidhka Somaliland iyo Biljamka iyo sidii dalka Biljamku gacan uga geysan lahaa guradka dadka abaaraha ku tabaaloobay ee Somaliland ka socda

Haddaba halkan ka daawo.