Madaxwayne Siilaanyo oo Socdaal ugu Baxay Gobolada Bari ku Jooga Berbera iyo Madaxtooyada oo Faah Faahin ka Bixisay ujeedada Safarkiisa

0
588

Berbera(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti wasiirro ah oo uu hoggaamiyao yaa goor dhaweyd gaadhay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera.

Socdaalka Madaxweynaha oo ay ku weheliyaan xubno ka mid ah golaha wasiiradda Somaliland iyo madax kale ayaa la  filayaa in uu maalinta berri ah mashaariic laga hir galiyay magaalada Berbera in uu xadhiga ka jaro oo uu furi doono.

Socdaalka Madaxweyna waxaa faah faahin  ka bixiyay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige Xuseen Dayr hadana halkan ka daawo