Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Qaar ka mid ah Hilibleyaasha caasimadda Hargeysa,ayaa beeniyay warar sheegayay in xoolo bakhti ah lagu qalay Hargeysa oo la qabtay sida ay sheegtay dawladda Hoose ee Hargyasa.
Laakiin warka waxa beeniyay Hilibleyaasah hadaba halkan ka daawo.