UAE(xogsoormedia.com):- Dawladaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabta,ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday heshiiska saldhigga Millatari ee xukuumadda Somaliland ay madaarka Berbera ku siisay in dawladda Imaaraadka Carabtu in ay saldhig Millatari ka samaysato.
Haddaba heshiiska Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu kala saxeexdeen oo ka dhacay dalka xarunta dalka Imaaraadka Carabta ee abudabay halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland