Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Qaar ka mid ah waalidiinta dhalay dhallinyaradii doonta ku safrayay badda Yemen ee Diyaaraddu badda ku saxuuqday,ayaa ka hadlay dhacdadaas murugada leh iyo xilligii ubadkooda ugu dambaysay.
Haddaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland