Nairobi(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna musharaxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Muuse Biixi Cabdi,ayaa qudbad uu u jeediyay jaaliyadda reer Somaliland ee deggen dalka Kenya waxaa uu kaga hadlay saldhigga Millatari ee Xukuumaddu ka siinayso magaalo xeebeedka Berbera dalka Imaaraadka Carabta iyo doorashada Madaxtooyada ee soo socota.
Waxaa kale oo uu jaaliyadda uga warramay xaaladda abaaraha baahsan ee ka jira Somaliland iyo saamaynta ay ku yeesheen nolosha dad iyo duunyo ee gobolada dalka Somaliland.
Haddaba halkan ka daawo.