Maareeyaha Dekeda Berbera oo ka War Bixiyay Khilaafkii Shaqaalaha Dekeda iyo Shirkadda DP-WORLD oo Xal Laga Gaadhay

0
341

Berbera(Xogsoormedia.com):- Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir,ayaa a war bixiyay khilaafkii shaqo joojinta iyo muddaharaadka sababay ee dhex maray shaqaalaha Dekeda Berbera iyo Shirkadda la wareegtay maamula Dekeda Berbera ee DPW oo  xal gala gaadhay lana soo afjaray.

Maareeye Dirir yaa sheegay in Xuuumaddu guddi u saartay isla markaana labada dhinacba ay dhegaysatay cabashadoodii is-afgaradna laga gaadhay.

Haddaba halkan ka daawo warka maareeyaha oo dhammaystiran.