“Saaxil Reer Ma Laha ee Ummada Reer Somaliland ayaa Wada Leh” Xildhibaan Qabile

0
415

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka  tirsan  golaha wakiiladda Somaliland isla markaana ah  mudane laga soo doortay gobolka Saaxil,ayaa Xukuumadda ku dhaliilay qaab uu sheegay in uu beelaysan yahay  iyo shirar uu sheegay in madaxtooyadu si qabiilaysan ula shirtay odayaal ka mid ah dadka dega gobolka Saaxil.

Haddaba halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland