Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo ka hadlay Hawl Gallo lagu soo Qabqabtay Dad Sixirka ku Shaqaysta

0
344

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha  gobolka Maroodijeex Cabdilaahi Jibriil Gaaxnuug,ayaa ka hadlay hawl gallo ciidanka booliska caasimadda Hargeysa ay sameeyeen oo ay ku soo qab qabteen shaqsiyaad ku shaqaysta sixirka.

Waxaanu intaa ku daray guddoomiye Gaaxnuug in tallaabo adag laga qaadi doono  cid kasta oo ay ku caddaato in ay ku shaqaystaan sixirka isla markaana  aanu joogsanayn hawl galka lagula dagaalamayo dadka sixirka ku shaqaysta oo  muddooyinkii u dambeeyay ku soo badanayay caasimadda Somaliland ee Hargeysa isla markaana ay warbaahinta la hadleen dad laga soo badbaadiyay iyo qoysaskooduba.

Haddaba halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland