Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir,ayaa si adag uga soo hor jeestay saldhgga millatari ee dawladda Somaliland ka siinayso dawladda dalka Imaaraadka Carabta.
Waxaa kale oo uu ka hadlay xaaladda abaarha ka jira Somaliland,isagoo Suldaanku eedo u soo jeediyay gudiga gurmadka abaaraha ee heer qaran oo uu ku dhaliilay in ay iyaga ku baxday lacagtii gurmadka abaaraha ahayd ee la soo gaadhsiiyay.
Haddaba halkan ka daawo