Berbera(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Gobolka Saaxil,ayaa ka hadlay muddaharaad ka dhacay magaalada Berbera oo ay sameeyeen qaar ka mid ah shaqaalaha Dekedea Berbera oo ka cabanayay shirkadda la wareegtay maamulka Dekeda Berbera ee DPW.
Hadaba halkan ka daawo Guddoomiyaha gobolka Saaxil oo ka hadlaya muddaharaadka ka dhacay saaka Berbera