Xildhibaan Aareeye oo Farriin u Diray Xisbiga KULMIYE

0
310

Boorama(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Cali Aareeye oo ka mid ah mudaneyaasha golaha wakiiladda ee Xisbiga WADDANI lagana soo doortay gobolka Awdal ayaa farriin adag u diray Xisbiga KULMIYE

Waxaanu Xildhibaan Aareeye uu sheegay in Xisbiga WADDANI uu yahay Xisbi nabada iyo horumarka u taagan cid kasta oo wanaag wadana soo dhawaynaya isla markaana cid kasta oo dhibaato kula kacdana in ay yihiin cid aan ka aargoosan oo laab xaadhan.

Haddaba halkan ka daawo