“Habaryar Annagu Codkuuma Hayno” Haween si Adag u Dhaliilay Musharax Muuse Biixi

0
355

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Haween ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI  kana soo jeeda koonfurta iyo bariga Hargeysa ayaa si adag u dhaliilay Guddoomiyaha Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE ahna musharaxa jagada Madaxweynaha oo ay ku dhaliileen in uu yahay dagaal ooge dalka isagoo wasiir   ka ah dagaal ka riday,waxaanay intaa ku dareen in ay laba kala yihiin waalidimada iyo codku waxaanay intaa ku dareen in Muuse oo ay Habaryar u yihiin in ay duco raacinayaan laakiin aanay cod u hayn.

Haddaba halkan ka daawo.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

 abafgaab@hotmail.com

Hargeysa Somaliland