“Cali Khaliif Illaa uu Yidhaahdo Somaliland baan Ahay anigu waxaan u Aqoonsanahay Ninkii Dhibta Waday” Xildhibaan Koore

0
319

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka  tirsan  mudaneyaasha golaha wakiilada Somaliland,ayaa meel adag iska taagay wada hadalka Cali Khaliif Galaydh iyo Somaliland oo uu sheegay in aanay jirin wax heshiis ah oo muujinaya in Cali Khaliif uu yahay nin reer Somaliland ah oo la wada gaadhay waxaanu intaa ku daray Xildhibaanku in ka shaqsi ahaan uu Cali Khaliif u aqoonsan yahay ninkii dhibta waday illaa uu odhanayo waxaan ahay nin reer Somaliland ah oo  uu Somaliland aaminayo.

Waxaa kale oo uu si wayn ugu duray in uu sheeganayo maamul iyo dawlad gaar ah oo  la yidhaahdo Khaatumo taasoo uu xildhinaaku tilmaamay in ay qayb ka tahay dhibaatooyinka ka jira Somalland ee Cali Khaliif dalka ku soo kordhiyay.

Haddaba halkan ka daawo..

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

 abafgaab@hotmail.com

Hargeysa Somaliland