Xisbiga WADDANI oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedo Laba Wasiir Ku Dureen Xisbiga

0
366

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa maanta jawaab adag ka bixiyay hadalo ay xisbiga WADDANI ku weerareen xubno wasiirro ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland

Saraakiisha Xisbiga WADDANI,ayaa  ka jawaabayay hadalo ay hore Xisbiga WADDANI ugu weerareen wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire iyo wasiiru dawlaha wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamuud Muuse Diiriye.

Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI,ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay waxyaabaha ay labada wasiir ka hadleen.

Haddaba Halkan ka daawo hadalka Masuuliyiinta Xisbiga Waddani o dhammaystiran.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

 abafgaab@hotmail.com

Hargeysa Somaliland