Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici,ayaa kulan la qaatay maanta wefti ka socda dalka Holand oo socdaal ku yimi Somaliland.
Weftiga iyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa ka wada hadlay socdaalkooda iyo waxyaabaha ay u yimaadeen Somaliland iyo wada shaqaynta labada dhinac.
Haddaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland