Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Siyaasi Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi Xamarji,ayaa si adag uga hadlay siyaasadda Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisa oo uu sheegay in ay tahay mid ku fashilantay hoggaaminta dalka isla markaana ku hawaln qayb qaybinta umadda oo uu ku sifeeyay in ay hab qayaalad ah dadka u kala sooc soocayso
Haddaba halkan ka daawo