Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Cabdiraxmaan Ismaaciil oo ah nin muruq maal ah oo ka shaqaysan jiray Moofooyinka Roodhida lagu dubo ee Caasimadda Hargeysa ayaa dhawaan ku aqal galay magaalada Hargeysa laakiin waxaa caruuskii la kulmay wax aan hore uga dhicin guud ahaan gayiga ay Somalidu degto taasoo ku noqotay mid argagax leh oo saamayn ku yeelatay naftiisa.
Waxaamu la kulmay in gabadha uu soo guursaday in ay malxiisad ka soo dhigatay nin ku labisan dharka dumarka isla markaana dumarnimo kula joogay guriga caruuska muddo 20 cisho ah.
Haddaba waa kan caruuskii oo ka hadlaya sida ay wax u dheceen ee daawasho wacan.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland