“Waanu Ka Xunnahay in La Yidhaahdo Ma Soo Bixi Karo Wargayskii Waana Xayiraad Cusub oo Maxkamaduhu Ayideen” Xarunta Xuquuqal Insaanka Madaxa-banaanka Madaxa bannaan ee Somaliland

0
485

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xarunta Xuquuqal Insaanka madaxa bannaanka  ee Somaliland,ayaa wax laga xumaado iyo sharci darro ku tilmaamay in Maxkamadda gobolka Hargeysa in ay ku dhawaaqdo in aanu soo bixi karin wargeyska Hubsad oo aan wax dambi ah oo lagu xayiray aanay jirin.

Waxaa kale oo ay soo dhawaysay Xarunta Xuquuqal Insaanka Madaxa bannaan ee Somaliland in Maxkamadu ay caddaysay in aanwax dambi ah lagu haysan wariyeyaashii wargeyska madaxda  ka ahaa ee  Xeer ilaalinta qaranku soo dacwayay hadaba halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland