Madax-dhaqameed iyo Wax-garad Kasoo Jeeda Gobolka Togdheer oo si adag uga soo Horjeestay Saldhiga Milateri Berbera’Taageerayna Xisbiga WADDANI

0
394

Burco(Xogsoormedia.com):- Madaxdhaqameed iyo waxgarad ka soo jeeda gobolka Togdheer ayaa si wayn uga soo hor jeestay saldhigga Millatari ee Xukuumaddu  Berbera ka siinayso dawladda Imaaraadka Carabta oo ay sheegeen in aanu dan u ahayn Somaliland isla markaana tilmaamay in dhibaato uu dalka ku keeni karo.

Madaxdhaqameedka iyo odayaasah ka soo jeeda gobolka Togdheer waxaa kale oo ay si wayn  taageero buuxda ugu muujiyeen oo ay isu garab taageen Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI

Haddaba  halkan ka daawo.