JHargeysa(Xogsoormedia.com):- xubno ka mid ah haweenka gobolka Sanaag ee Xisbiga KULMIYE,ayaa sheegay in ay xisbigii ay ka tirsanaayeen gabi ahaanba in ay ka bexeen.
Waxaanay ka hadleen sababaha ay uga bexeen iyo waxa ku kalifay haddaba halkan ka daawo.