Maamulka Gobolka Sanaag iyo Saraakiisha Ciidammada Booliska iyo Qaranka oo Digniin u Diray Cidkasta oo Nabadgelyada Lid Ku Ah

0
387

Ceel-afweyn(Xogsoormedia.com):- Maamulka Gobolka Sanaag iyo Saraakiisha ciidamada qarakna iyo booliska oo gaadhay magaalada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag ayaa digniin adag u diray cid kasta oo nabad gelyada lid ku ah ka dib markii shaqaaqo deegaankaa ka dhacday ay dad u xidh xidheen.

Haddaba halkanka daawo