Dood Adag oo ay isugu Jilib Dhigeen Cirro iyo Wasiir Xaashi iyo ka Qaybgaleyaasha oo Guddoomiyaha Taageeray

0
457

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Dood aad u adag oo ay isku haleeleen Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Caashi Cabdi,ayaa sku haleelay doodda jimcaha ee  ka baxa laanta afka Soomaaliga ee idaacadda BBC-da,ayaa ahayd dood aad u adag oo la isku jilib dhigay

Doodda oo ahayd mid aad u adag,ayaa waxaa kale oo kala qayb galay aqoonyahano kale oo dhammaantood taageeray doodda Guddoomiye Cirro,halka  Wasiir Maxamuud Xaashi uu aragtida uu difaacayay uu  madiga ku noqday lagana soo wada hor jeestay.

Haddaba halkan ka dhegayso dooddaas oo dhamaystiran

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland