Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudaneyaasha golaha wakiiladda Somaliland kana tirsan mudaneyaasha Xisbiga WADDANI,ayaa si adag ugu eedeeyay Guddoomiyaha golaha Guurtida Saleebaan Maxmuud Aadan oo uu sheegay in uu afduubay golihii wakiiladda.
waxaa kale oo uu ka hadlay sida uu u arko heshiiska maanta lagu ansixiyay kulanka labada gole.
Haddaba halkan ka daawo.