Lababada Gole oo Fadhi aan Caadi ahayn ku Meel Mariyay Bixinta Saldhig Millatari oo Xukuumaddu Siiso Imaaraadka Carabta

0
380

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen labada gole ee wakiilada iyo Guurtida Somaliland oo uu ka dalbaday Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo,ayay labada gole cod aqlabiyad ah ku ogolaadeen in Xukuumaddu heshiis  kula gali karto dalka Imaaraadka carabta in la siiyo saldhig Millatari oo ay ka samaystaan Berbera.

Hadaba halkan ka daawo fadhiga aan caadiga ahayn ee labada gole