“Xukuumaddu Dadkeeda Uma Tudhayso ee Ha U Tudho.” Ugaaska Guud ee Sacad Muuse

0
316

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Ugaaska guud ee Beelaha Sacad Muuse,ayaa si adag uga hadlay sicir bararka dalka ka taagan,saldhigga Millatari ee Imaaraadka Carabta dalka laga siinayo iyo arrimo kale.

Waxaa kale oo uu Xukuumadda ku dhaliilay in ay ku tallaabsatay tallaabo qarandumisnimo oo ay ku kacday waxaanu sidaa ku sheegay shir saxaafadeed uu maanta ku qabtay Hargeyas.

Haddaba halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland