Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxda Baanka dhexe Maxamed Cabdi Ibraahin Dhoobaale iyo Xildhibaan Axmed Ducaale Bullaale ayaa ka war bixiyay xaaladda Sarif bararka ka jirta Somaliland ka dib markii ay madaxda Baanka dhexe hor tageen gudiga Joogtada ah ee golaha Wakiiladda Somaliland.
Hadaba halkan kah daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Hargeisa Somaliland