Muqdisho(Xogsoormedia.com):- Qudbadaha Musharixiinta jagada Madaxweynenimada Soomaaliya ayaa la muddeeyay maalmaha la jeedinayo isla markaana la soo saaray sida ay u kala horraynayaan qudbadaha tartamayaashu.
Haddaba halkan kaha bogo maalmaha ay qudbadaha musharixiintu soo jeedinayaan iyo sida ay u kala horreeyaan,.