Xukuumadda oo ka Hadashay Heshiis Rasmi ah oo ay wada Gaadheen Shirkadda Telesom

0
472

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis as faham ah ka gaadheen Shirkadda TELESOM go’aamaddii Xukuumaddu ka soo saartay isticmaalka Zaad iyo E Dahab,waxaa kale oo ay Xukuumaddu sheegtay in muddada adeegyada Zaad iyo E dahab lagaga saarayo isticmaalka wixii boqol Dollar ka yar loo kordhiyay muddo aan wali la shaacin oo la isla eegi doono.

Haddaba   halkan ka daawo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo arrmahaa ka hadlaya