Shirkadda TELESOM oo ku Dhawaaqday in ay Aqbashay Go’aankii Xukuumadda

0
457

Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Masuuliyiinta  Shirkadda TELESOM,ayaa ku dhawaaqay in ay aqbaleen go’aankii Xukuumadda Somaliland ka soo saartay adeegga Zaad,waxaanay madaxda Shirkadda TELESOM caddeeyeen in ay xukuuumadda ka wada hadleen go,aankii Xukuumaddu soo saartay isla markaana ay isla qaateen fulinta go,aankii ay xukuumaddu soo saartay.

Haddaba halkan ka daawo.