Muqdisho(Xogsoormedia.com):-Guddida Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan doorashada madaxweynaha ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay wakhtiga la qabanayo doorashada madaxweynaha dalka Somaliya. iyo muddada ka horraysa hawlaha ay qaban doonaan
Guddida baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan doorashada madaxweynaha oo war ka soo saaray magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale waxay sheegeen in 26-bishan lagu jiro ay bilaabmi doonaan diiwaan gelinta musharaxiinta u taagan jagada madaxtinimada Soomaaliya, halka 29-ka bishana la soo gaba gabayn doono diiwaan gelinta musharixiinta u tartamaya jagada Madaxweynaha Soomaaliya
Haddaba halkan hoose kaga bogo warka qoraalka ah ee ay gudigu ka soo saareen kuna cayimeen maalinta la qabanayo doorashada Madaxwynaha Soomaaliya.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Hargeysa Somaliland