Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland ahna musharaxa jagada Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa ka hadlay sicir bararka tabaaleeyay guud ahaan bulshada reer Somaliland oo sababbay in maanta magaalooyinka waawayn ee Somaliland badankooda la xidho meheraihii ganacsi isla markaana aan waxba lagu kala iibsan.
Waxaa kale oo uu eedayno u jeediyay Xukuumadda Somaliland oo uu ku dhaliilay wax ka qabasho la,aanta sicir bararka dadka aafeeyay ee u raacay abaaraha dalka ka jira
Haddaba halkan ka daawo.