Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir,ayaa ka hadlay arrimaha Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo aaladda abaaraha ee dalka ka jira.
Suldaanku waxaa uu eedayn u jeediyay Gudiga Dooashooyinka oo uu saluug ka muujiyay sida ay wax u wadaan.
Haddaba halkan ka daawo.